Qeexid

"Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito."

Qeexid Xigta

Burush.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baalash oo kali ah:
  • Waqtiga intiisa badan waxaan ku qaadaneyney ciyaar, dabaalasho iyo wax lamid ah.
  • Baalasha Manfredini iyo Eriberto, oo reer Brazil ah, oo ahaa labada fure ee ciyaartoyga Chievo u sahlay inay horyaalka ka gasho kaalpinta shanaad oo ay kaga qaybgelayso tartanka Yurub (EUFA Cup).