Qeexid

"ld baajin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baajis oo kali ah:
  • Xukuumada Puntland oo baajisay Kulan Kulan ay magaalada Garowe ku yeelan lahaayeen xubno ka socda Jaaliyadaha ka soo jeeda gobolada Puntland ayaa la baajiyey kadib markii uu maamulku sheegey in shirkaas uusan waafaqsaneyn shuruucda u dagsan MGPL.
  • Shirkani ayaa xukuumadda Puntland baajisay ayaa waxaa maamulkeeda iska lahaa Hey'adda PDRC oo gacan ka heleysay hey'addo caalami ah, iyadoo aysan wax jawaab ah ka bixin hey'adda PDRC sababaha keenay in la joojiyo shirkaasi.