Qeexid

"eeg baaji. ld baajis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baajin oo kali ah:
  • Hablaha guday ee tahriibay Hir gaatamayaa idleeyey Geed ay cuskadaana waayey Markii gacal baajin waayey Shariidku miyuu gasiintay?
  • "Ku xigeennadayda ayaa soo laaban doona, kuwaasoo safarro dibadda ah ku maqan, xitaa haddii ay dhaqso kusoo gali waayaan dalka kulammada baarlamaanka lama baajinayo" ayuu si cad u sheegay guddomiyaha.