Qeexid

"Iskaashi iyo wax wadaqabsi dad gaar ah ka dhaxeeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaho oo kali ah:
  • Waa kuwa hortaagan inuu maamulka wasaarada kaluumaysigu bari ku baaho ee beelnimo ku sheegta xeebaha.
  • Af-gurracan iyo hunbaallayn siyaasi ahi waxa ay daahinayaan in dabka colaadeed ku sii baaho hurid ahaan degelladaas iyo dadkaas ehelka, qaraabada iyo hilbaha is wada dhalay ah ee aanay cid isaga sokaysaa jirin.