Qeexid

"ld baahin"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baahis oo kali ah:
  • Shabakada lagu magacaabo Horseedmedia ayaa dhowr mar si cad ugu faantey in iyadu aheyd midii ugu horeysay ee codkasi Atam baahisa islamarkaana warbaahinta kale ay ka xigatey.
  • Iyadoo maanta ay ku beegantahay maalintii lagu balansanaa in shirku is rasmi ah u furmi doono oo ay shalay ku ekeyd 2-dii maalmood ee dib u dhaca ku yimid Shirka kaasoo ay baahisay u qeybsanaha dhinca warbaahinta QM dhinaca Soomaaliya Sosana Paress,..