Qeexid

"U b.: war dad badan u sheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baahi oo kali ah:
  • Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa kamid ah luugada Ingiriisiga ah luuqada 1aad ee ay ku hadlaan dadka reer Uganda, taas oo badanaa loo adeegsado waxbarashada iyo warbaahinta sida jaraa’idada.
  • Dhageyso dhamaan hadaladii warbaahinta laga sii daayey ee ku saabsanaa colaadaha kasoo kordhey buuraha Galgala ee ku yaal duleedka magaalada Bosaso.