Qeexid

"eeg baafi. ld baafis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baafin oo kali ah:
  • Isla maalmahaa waxay ilma Foosto-riix ka maqleen idaacada iyadoo la baafinaayo cidii garata wiilyar oo mudo dheer ka hor lahelay isaga oo uu hooyadii gaadhi jiidhay waxaana la tilmaamay halka ay cidii garataa ugu CIYAARAHA, Cabdifataax M. Caydiid.
  • Waxay Maxkamaddu ku qortay baafin Wargeysyada Jamhuuriya iyo Maandeeq, kaas ayay ku war heleen gudo iyo dibad dadkii dhaxalkan lahaa.