Qeexid

"Dad ama xoolo baadi ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baadiyee oo kali ah:
  • Qofkii Allaah hanuun la doono cid baadiyeyn kartaa ma jirto; qofkuu baadiyeeyana wax hanuunin karaa ma jiro.
  • Gaariga ay bad baadiyeen Ciidanku ayaa wuxuu u rarnaa ganacsato, kaasoo siday Bur iyo Bariis, waxaana soo weeraray dad careysan, kuwaasoo dhagxaan la dhacay gaariga ay sababtay inuu qalibmo.