Qeexid

"eeg baad2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baadid oo kali ah:
  • Waxay kaloo illoobaan in loo baahan yahay in sharcigu ilaaliyo anshaxa iyo mabaadida bulshada, laakiin isla markaas uusan ku xadgudbin xaqa qofku u leeyahay inuu sharaf iyo xorriyad ku noolaado.
  • Sidoo kale waxaa haboon in qolyaha saxaafadu ilaaliyaan (ethics) mabaadida, ahdaafta iyo akhlaaqda saxaafada, saxafigu maaha inuu aflagaadeeyo shakhsi, caytamo, been sheego, wax uusan daliil u hayna soo bandhigo.