Qeexid

"ld baadari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaderi oo kali ah:
  • Xilligaa baaderigu Cadan u qaaday ardaydaas waxa Faarax Oomaar da’diisu ahayd qiyaastii toddoba jir.
  • Wararka) – Baaderiga u dhashay Maraykanka Jerry Farwell ayaa cudur-daar ka bixiyay aflagaadadii uu u geystay Nebi Muxamed N.N.K.H.A, oo uu ku tilmaamay argagixiso mar uu toddobaadkii hore weraysi la yeeshay Telefishanka C.B.S ee Maraykanka.