Qeexid

"(-iyaal, m.l/dh) (dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baadari oo kali ah:
  • Masaajidka ku dhow ee la yiraahdo Arbaca-rukun, waxaa dhisay baadarigaas aanu soo xusney, ujeeddadu waxay ahayd in lagu shiiqiyo carada dadku ka qaadayaan arintan.
  • "Hadalka kasoo baxay baadariga Mareykanka ah wuxuu caddeyn u yahay sida ay cadownimo ugu hayaan gaalada Kitaabka Alle, waxbana naga dhibi mayso warqado uu gubay, Qur'aanku wuxuu ku jiraa laabteenna," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.