Qeexid

"Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho."

Qeexid Xigta

Hadiyad la siiyo qof madax ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baad oo kali ah:
  • Qofka soommani wuxuu la kulmaa laba farxadood, tan hore waa farxaa markii uu afuraayo, tan labaadna waa uu ku farxi doonaa ajarka soonkiisa, markii uu la kulmo Rabbigiis (Allaah).
  • Ganat: Hadaba hadii aad leedahay arinta saraakiishaa xidh-xidhani ajandaha nooguma jirin, sidee baad arintooda u soo hadal qaadeen oo ay golaha u timi?