Qeexid

ld baacsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baacsi oo kali ah:
  • Daahir uu ku sheegay inay tahay qayb ka mid ah baacsiga Indhacade, iyadoo Yuusuf Indhacade la sheegay inuu maanta tagay Qoryooley.
  • Cali Ganey ayaa tilmaamay in ay hada baacsi ku hayaan Xisbul Islaam, waxaana uu tilmaamay in ay ku wajahan yihiin Magaalada Beledweyn sida uu hadalka u dhigay.