Qeexid

"ld baacsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baacsad oo kali ah:
  • Warar dambe oo soo gaarey Warsidaha ayaa sheegaya in ciidamada Booliska gacanta ku soo dhigey dableydaan kuwaas oo ahaa sadex kadib markii ay muddo baacsadeen.
  • Dadka deeganka ayaa waxay shegeen in dhallinyaro gaareysa 200 oo aad u hubeysan ay soo galeen Magaalada Buulo-burte, kuwaas oo dagaal qaraar kadib ka baacsadey magaalada ciidankii maamullada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan.