Qeexid

"eeg baaci."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baacin oo kali ah:
  • Madaxweyne Cigaal, wuxuu qumaati uga faa’iidaystay inqilaabkii hore ugu dhacay 1969-kii, kaas oo uu ahaa inan da’yar oo iska baacin kari waayay duufaankii shuuciyadda ee dawladahan gobolka hafiyay.
  • Socodkiisa lama baacin karo.