Qeexid

"Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo."

Qeexid Xigta

Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baac oo kali ah:
  • Baabuur boliis oo is baacsanaysaa afarta jaho ka soo qayla-dhaamisay.
  • Markabkan oo laga lahaa dalka Qadar ayaa waxaa ka dul babanayey calanka dalkaasi iyadoo kooxaha burcad badeedka ay mudo hal saac ah is baacsanayeen, waxaana markabkan lagu magacaabaa Ibn Younus.