Qeexid
(daaw.) Soobax ku yaalla maqaarka ama xuub malaaska, sida ilmosidaha dhexdiisa.
(daaw.) Soobax ku yaalla maqaarka ama xuub malaaska, sida ilmosidaha dhexdiisa.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (baay.) Soobaxyo uu jidhku leeyahay oo u soo baxa dub duleedka lafdhabarleyda, kuwaasi oo kordhiya halka ay iskaga yimaadaan laba nudood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qayb ka mid ah qaybo buug.
Qeexid Xigta: Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Qeexid Kale: Isku b.: wax isku nooc ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: baabba'san f.mg4 Baabba' ku dhacay ahaansho.
Qeexid: baabba'sanaan m.f.dh eeg baabba'san. ld baabba'sanaansho.
Qeexid: baabba'sanaansho m.l/dh ld baabba'sanaan.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: baabbi'i f.g2 1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
Qeexid: baabbi'id m.f.dh eeg baabba'2. ld baabba'1 (3).
Qeexid: baabbi'in m.f.dh eeg baabbi'i. ld baabbi'is.
Qeexid: baabbi'is m.l ld baabbi'in.
Qeexid: baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id.
Qeexid: baabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bbi'i) 1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
m.l
Qeexid: (-ayaal, m.l/dh) Aabbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Weel caanood deebin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho.
Qeexid Xigta: Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash.
Qeexid Xigta: Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Noqoshada wax uu eber noqdo.
Qeexid Xigta: B. ah: weel aan waxba ku jirin.
Qeexid Kale: B. ah: meel aan waxba oollin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: baabaha masiixiga m.l (dii.) Waa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobka.
m.f.dh
Qeexid: eeg baabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]