Qeexid
(-ooyin, m.l) Calaacal, sacab.
Qeexid Xigta
ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar qaado.
(-ooyin, m.l) Calaacal, sacab.
ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar qaado.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: baabba'sanaan m.f.dh eeg baabba'san. ld baabba'sanaansho.
Qeexid: baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id.
Qeexid: baabba'sanaansho m.l/dh ld baabba'sanaan.
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: baabba'san f.mg4 Baabba' ku dhacay ahaansho.
Qeexid: baabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bbi'i) 1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
f.mg2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Orod gaaban oo laba addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar la qaadayo sameyn (neef geel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Noqoshada wax uu eber noqdo.
Qeexid Xigta: B. ah: weel aan waxba ku jirin.
Qeexid Kale: B. ah: meel aan waxba oollin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baabbacayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: baabbi'is m.l ld baabbi'in.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: baabbi'i f.g2 1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
Qeexid: baabbi'id m.f.dh eeg baabba'2. ld baabba'1 (3).
Qeexid: baabbi'in m.f.dh eeg baabbi'i. ld baabbi'is.
m.l
Qeexid: (-ayaal, m.l/dh) Aabbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -cday, -atay
Qeexid: ld baayoco.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash.
Qeexid Xigta: Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qayb ka mid ah qaybo buug.
Qeexid Xigta: Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Qeexid Kale: Isku b.: wax isku nooc ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-eemo, m.l) (baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qaabab kala duwan. Dhirta qaar ka mid ah ayaa in ka badan hal nooc oo b. c. yeesha, kuwaas oo ay ka dhacaan footoosintasiska iyo biyo saariddu.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: /mg3 Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]