Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
baabbacays
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `baabbacays`
baabbacayn
Qeexid
eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
baabbaco
Qeexid
(-ooyin, m.l) Calaacal, sacab.
ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar qaado.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
baabba
Qeexid
baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id.
Wadaag:
baabbacee
Qeexid
Orod gaaban oo laba addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar la qaadayo sameyn (neef geel).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
baabba
Qeexid
baabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bbi'i) 1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
Wadaag:
baabbah
Qeexid
Noqoshada wax uu eber noqdo.
B. ah: weel aan waxba ku jirin.
B. ah: meel aan waxba oollin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhabaabacays
Qeexid
ld dhabaabacayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
baabbaca-caleen
Qeexid
(-eemo, m.l) (baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qaabab kala duwan. Dhirta qaar ka mid ah ayaa in ka badan hal nooc oo b. c. yeesha, kuwaas oo ay ka dhacaan footoosintasiska iyo biyo saariddu.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
baabbe
Qeexid
(-ayaal, m.l/dh) Aabbe.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
baabbi
Qeexid
baabbi'i f.g2 1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
Labdhedig
-iyay, -isay
Wadaag:
bacayr
Qeexid
(-ro, m.l) Jaad ugaarta ka mid ah sagaarada ka weyn deeradana ka yar, midab dambas ah iyo dhego balballaaran leh, kuna nool meelaha biyaha badan; dhusaas.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
baabbul
Qeexid
Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash.
Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
babbaay
Qeexid
Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
baab
Qeexid
Qayb ka mid ah qaybo buug.
Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Isku b.: wax isku nooc ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: