Qeexid

"baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baabba oo kali ah:
  • Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii 3-aad guuldaro ku dhamaaday Kulanka oo albaabbadu u xirnaayeen ayaa waxa uu soo gebageboobay 3:00 galbnimo ee maanta kaasi oo bilowday saaka 8:30..
  • Kulankaan oo ahaa mid albaabbadu u xirnaayeen ayaa wararka ku dhowdhow waxay sheegayaan in M-Genral James Marunge uu u gudbiyay Madaxdii uu kulanka la qaatay qoraal uu ka siday Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki.