Qeexid

"baabaha masiixiga m.l (dii.) Waa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baabaha oo kali ah:
  • "Shirka Nairobi lagu qabanayo sababo jira awgood ayaan go'aansanay inaanan ka qaybgeli karin, asbaabahaas waxaa ka mid ah inuusan nasoo gaarsiin ajandaha looga hadlayo iyo casuumaad rasmi ah oo aan naloosoo dirin," ayuu yiri Macallin Maxamuud.
  • Maxamed Maxamuud ma sheegin asbaabaha Madaxweynaha Somaliland uu maxaabiista xiligan cafiska ugu fidiyay, iyadoo cafisyada noocan ah lagu yaqaanay Ciidda Carafo.