Qeexid

"(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Diirad naxwe,

Diirad / focus

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baa oo kali ah:
  • Baahida keentay in la unko Urur ay ku mideysan yihiin Ururrada aan Dowliga ahayn (None State Actors) ayaa waxay tahay sidii loo heli lahaa Dad ka socda Bulshada qeybaheeda kala duwan oo bah-wadaag la ah Hay'adaha Deeqaha bixiya iyo hoggaanka Dowliga.
  • "Raashin qaybintan, waa middii labaad ee aan goobjoog ka ahaado, ciidamadu waxay ka gooyeen raashinka mushaharaadkoda, waana wax aad loogu farxo haddii ay kaalmeynayan shacabka Soomaaliyeed" ayuu yiri Dhagaxtuur oo la hadlay dadkii raashinka loo qaybiyay.