Qeexid
(-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab taban leh, oo sameysmamarka atamyada ama molikiyuulada lagudaro elektaroonno. Marka danabsoocidda lasameynaayo, ayoonada taban waxa jiitaqotinka togan.
(-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab taban leh, oo sameysmamarka atamyada ama molikiyuulada lagudaro elektaroonno. Marka danabsoocidda lasameynaayo, ayoonada taban waxa jiitaqotinka togan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) (kiim.) Atam amakoox atamyo ah oo lumiyay hal ama in kabadan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaansaldanab togan (a. togan), ama helay hal amain ka badan oo elektaroonno ah si ay uyeeshaan saldanabtaban (a. taban). Welibaeeg aayoonayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab togan oo ka dhashayatammo ama molikuyuullo laga xayuubiyeyelektaroonno. Marka danabsoociddudhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiitaqotinka taban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro ..., m.dh) (kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan yihiin.
Qeexid Xigta: (xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Gibilka saddexaad eexiga istaratosfeerka fidsan ilaa 1,000 km.Gibilkani, waxa uu leeyahay afar lakab, ooneefaha ku jiraa ay yihiin aysonno. Taasiwaxa ay inoo fududeysaa isgaarsiinta iyobaahinta wararka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]