Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lalahadlayo ama wax loo qorayaa; innagu. Tus.“Guriga aynnu aadno”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

yeele naxwe,

yeele / subject

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aynnu oo kali ah:
  • Xilliga aynnu ku jirno, saamaynta dhaqammada shisheeyuhu waa kuwo meel laga galo iyo meel lagaga gabbado toona la helayn.
  • Waa in aynnu is dhaafinnaa dulmiga xubnahaas.