Qeexid

eeg ayidsan. ldayidsanaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayidsanaan oo kali ah:
  • Ninka reer Sweden wuxuu sheegay inaanu ayidsanaantiisa kala noqonaynin Hayatou, balse uu xaq u leeyahay mid kasta oo ka mid ah ururka Yurub inuu go’aanka kama dambaysta isagu gaadho.