Qeexid
(c.nafl.) Cayayaan lehjir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labadahore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu kuduulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ldayeeyolugadheer.
(c.nafl.) Cayayaan lehjir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labadahore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu kuduulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ldayeeyolugadheer.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.dh
Qeexid: Garabqodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hooyadaahooyadeed ama aabbaha hooyadiis.
Qeexid Xigta: u.j:ayeeyooy!
Qeexid Kale: U.j: wiilka aan ayeeyada uahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey!ayeeyolugadheer m.dh.u ld ayeeyolugdheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]