Qeexid

"Hooyadaahooyadeed ama aabbaha hooyadiis."

Qeexid Kale

U.j: wiilka aan ayeeyada uahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey!ayeeyolugadheer m.dh.u ld ayeeyolugdheer.

Qeexid Xigta

u.j:ayeeyooy!

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayeeyo oo kali ah:
  • Waxaa kale oo iska cad in aanan wax badan ka ogeyn gaar ahaan da yarta timid Amerika ayagoo aanan waalidkooda la socon ama ayeeyo/awoowe keenay.
  • Taasi macnaheedu waa in ayeeyo tahay waalid sadexaad sababto ah qofkan hooyadii ayay mocooyo u tahay.