Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee wadarta ah (lala hadlayaasha amawax loo qorayaasha). ld aa2, aad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

yeele naxwe,

yeele / subject

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aydin oo kali ah:
  • S: Haddii aydinaan awood u hayn inaad biyaha magaalada ka haqab-tirtaan maxaad baaq caalamiya u samayn weydeen si laydiinka caawiyo?
  • Markii uu soo dagayba waxa uu dhunkasho kula booday hooyadii iyo caruurtoodii isaga oo ku yidhi maantaan idiin abaal gudayaa oo aydin ilaawi doon taan dhibaatadii ina soo martay iyo dayacaadii inagaga timid odaygii na dhalay.