Qeexid

"(c.nafl.) Cayayaan yaryar, oo baalaliyo lix lugood oo labada dambe kadhaadheeryihiin kana xoog badanyihiinkuwa kale leh, koox koox aad u badan isuraaca oo dhirta iyo dalaggaba waxyeeleeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayax oo kali ah:
  • Cabdulaahi Axmed Jaamac wuxuu ku dhashay magaalada Ceerigaabo 1951, halkaasoo uu kaga baxay waxbarashada dugsiyada hoose/dhexe iyo sare ee Dayaxa.
  • Xittaa haddii aan Maraykanku isticmaalin codka diidmada qayaxan, qaraarkan qabyada ah Ayaan helin codadkii ay ahayd inuu helo taas oo laga rabay sagaal cod hase haatee wuxuu helay sideed.