Qeexid

"Nin nasiib wacan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayaanle oo kali ah:
  • Jaamac Maxamed Ayaanle oo ay haysato dhibaato una baahan kaalmo bini aadnimo‏.
  • Deegaanka Balanbal ayaa shalay waxaa kadhacay shaqaaqooyin u dhexeeyay beelaha deegaankaasi,taasi oo ka dhalatay Dilal deegaankaasi ka dhacay oo u dhexeeyay Beelaha Ayaanle Cayr iyo Mariixaan.