Qeexid

"ld ayaandarnaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayaandarro oo kali ah:
  • Waa ayaandarro in wax shalay gumeysigii soo duulay uu ku guuldarreystay, maanta gacmo Soomaaliyeed lagu hirgaliyo, walaaluhuna ay is gowracaan.
  • Waxaa ayaandarro noqotey iyana in aqoonyahanka Soomaaliyeed qaarkii waqtiyadii xigey lagu barbaariyey falsafaddaas, taas oo keentey daneyn la'aan taariikhda Soomaaliyeed waqtigii gumeysiga iyo maamulladii ka dambeeyey.