Qeexid

"Duulal la rumaysanyahay inay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyociyaaro, xoolo la qalo iyo udug."

Qeexid Xigta

eeg ayaan2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayaamo oo kali ah:
  • J: Ujeeddada socdaalkaygu waxa weeye uun nin dalkiisii yimi oo doonaya inuu ayaamo wakhtigiisa la qaato dadkiisa, waxaanan joogayaa ilaa laba Toddobaad.
  • Waxaa kaloo arin wal-wal keentey noqotey, geeddiga laga hayaamo gobol xeer siyaasadeed leh oo misana loo hayaamayo gobol kale oo leh xeer siyaasadeed oo kale.