Qeexid

"ld baa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Diirad naxwe,

Diirad / focus

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayaa oo kali ah:
  • Saraakiisha ciidamada DF ee ku sugan Baydhabo oo wax laga weydiiyay ciidamadaan baxsaday ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan arintaas, iyagoo sheegay inay baarayaan.
  • Goob jooge ku sugan degmada Buur ayaa GO u xaqiijiyay in diyaaradaha qumaatiga u kaca oo kor ka ilaalinaya kolonyo gaadiidka dagaalka iyo ciidamadooda ay soo dhaafeen degmada Buur-Hakaba oo xalay ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya.