Qeexid
eeg xaal1.
eeg xaal1.
magac / noun
Dheddig / feminine
wadar / plural
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: ld aawil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saad; male.
Qeexid Xigta: awaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.fk
Qeexid: Aashay, -aa, -iis iwm: si aandegdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar,tartiib, qunyar. Tus. “Ciise aashiis buuhadlaa”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Qeexid Xigta: Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qeexid Kale: Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xilliyada dayrta mid ka ah oo udhexeysa ximirka iyo xayska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-llo, m.l) Hoore adag oo is-haystaoo sida badan ka yimaadda mindhicirradamarka ay jirradaan ama xubnaha tarankawaqtiga dhalmada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof si sahlan ula qabsan karo dad iyodal uusan aqoon; qof galgal badan oodhiiran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Samo cid loo galo.
Qeexid Xigta: Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]