Qeexid

A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.

Qeexid Xigta

ldaxgabid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga axgab oo kali ah:
  • Inkastoo doorashooyinkaas u dhaceen si nabad gelyo iyo xasilooni ku dheehantahay, ayaa haddana xisbiyada badankoodu ka wada cabanayaan inay jiraan ku shubasho iyo talaxgab badan.
  • Inkastoo doorashooyinkaas u dhaceen si nabad gelyo iyo xasilooni ku dheehantahay, ayaa haddana xisbiyada badankoodu ka wada cabanayaan inay jiraan ku shubasho iyo talaxgab badan.