Qeexid

"Timir iwm lafo kasaarid."

Qeexid Xigta

Arrin aad uga baaraandegid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga axar oo kali ah:
  • Caanaha naaska hooyadu waxay keenaan inay ilmaha ka timaaddo saxaro jilicsan oo si sahlan u soo dhaafta ilmaha, halka ilmaha la siiyo caanayowga kale ay ka timaaddo saxaro weyn oo uu soo dhaafitaankeedu ilmaha dhibo.
  • Laakiin sheekooyinka muhaajiriinta ka imanaya dalalka Saxaraha Africa ka hooseeya iyo qaxootiga colaadda gobolka ka soo cararaya – ayaanay u badnayn in caalamku uu maqlo – ilaa safaradoodu ay masiibo soo wajahdo mooyee.