Qeexid

"Qof; ruux."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga axad oo kali ah:
  • La soco qaybo kale oo xiiso badan todobaadka dambe Axadda.
  • Waxa lagu jiraa waqti aad u xasaasi ah oo ay gobolka isku hirdiyayaan siyaasado iska soo horjeeda oo saamayn ku leh Somaliland iyo Somaliya, kuwaasi oo loo baahan yahay in si taxaddar iyo feejignaan leh loola socdo.