Qeexid

"eeg xaddiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga axaaddiis oo kali ah:
  • Sidoo kale waxay u moodeen qaar ka mid ah Axaaddiista inay sugan tahay oo ay fatwoodeen ka dibna caddaatay inaanay sugnayn i.w.m..
  • Waxyaabihii lagu soo darayna waxaa ka mid ah Axaaddiis aan sugnayn, ay dhici karto inay yihiin kutiri kuteen موضوعة, sidaas darteed waa lagama maarmaan in laga dhabeeyo Sifeyntaas, maxaa yeelay sidaas waxaa ku jirta badbaadada Muslimiinta.