Qeexid
Nagaar xooluhu daaqaan oodhirta daawada leh ka mid ah.
Nagaar xooluhu daaqaan oodhirta daawada leh ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld awrdhal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Qof boogaha iyo nabarrada fudud daaweeya. ld boogadhay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Turjubaan;afceliye.
Qeexid Xigta: Qof ku hadla magaca koox, dad,ummad iwm. ld afhayeen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]