Qeexid
ld awrdhal.
ld awrdhal.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Nagaar xooluhu daaqaan oodhirta daawada leh ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Nin aan naag rimin karin. ld madhaleys1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Awrka markastabahasha qurbac ka dhalo.
Qeexid Xigta: Hal da' kastaqurbac dhasha. ld awradhale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]