Qeexid

"Geela kiisa lab; rati."

Qeexid Xigta

A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awr oo kali ah:
  • Kooxda B. Tech, oo ku horraysay xarunta gobolka Togdheer ee Burco, ayaa kulamo ciyaareed la yeelatay dhawr naadi oo ay ka mid yihiin; NESCO, CAAFI iyo STAR.
  • “Dhawr kulan ayaannu la yeelannay annagoo doonayna inaan sidii wax laysugu soo dhoweyn lahaa ka wada shaqaynno.