Qeexid

"Aabbahaaabbihiis ama hooyada aabbaheed."

Qeexid Kale

u.j: wiilka aan awoowaha uahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.

Qeexid Xigta

u.j:awoowow!

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awoowe oo kali ah:
  • Marna yaa arkay wiil yar oo wuxuu bi'iyaba awoowgii looga dacwoonayo oo la leeyahay dawladii waa ay ka baqday ee awoowe la hadal.
  • Sarkaalkan oo lagu magacaabo Salaad Cabdulle Awoowe ayaan la ogeyn sababta keentay dilkiisa, iyadoo kooxaha dilkan geystay ay ahaayeen kuwo wajiyada soo duubtay.