Qeexid

Cid karti ay waxku qabato u yeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awoodsii oo kali ah:
  • Eebbana wuxuu awoodsiiyey iney ku noolaadaan dhulka.
  • Eebbana wuxuu awoodsiiyey iney ku noolaadaan dhulka.