Qeexid

awoodla'aan m.dh Wax aan awood lahayn;tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho,awoodli'i.