Qeexid

"(dii.) Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kastaka awood badanyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awoode oo kali ah:
  • Dad badan oo ay ku jiraan kuwa beesha Caalamka ee lagu tilmaamo inay ku xeel-dheer yihiin arrimaha gobolka ayaa saadaaliyey in fawdo iyo loollan awoodeed oo ba’ani ka aloosmi doonto Somaliland, kadib markii la maqlay geerida Madaxweynihii hore.
  • Waxaa arinta sii murgiyay Isimadii dhaqankaxka qaarkood oo ku milmay siyaasiyiintii beeshooda, Ku takrifalkaa awoodeed waxay sahashay in reer walbaa dhexdiisa is qabto, kala jajabo, boqradaana Isimo cusub.