Qeexid

"(-dmay, -dantay; -dmi) Waxbuuxsamay ama daboolmay noqosho (meelbannaan ama daloosha)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awdan oo kali ah:
  • Waxaanse shaki ku jirin in keydkaasi noqon doono albaab ay ku awdan yihiin asraar qiime weyn u leh taariikhda, dhaqanka, iyo ilbaxnimada Soomaalida, haddii loo helo cid maasha iyo shacbi manaafacaadsada.