Qeexid

"Marka hore; waa hore; koowaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awal oo kali ah:
  • Max'ed Haajir,wuxuu u sababeeyay rogmashada gaariga markii uu ka baxay jidka, taasoo uu sheegay inay ku timid darawalka oo daalay maadaama uu socday mudduo 24-saac ku dhow.
  • "Waxaan arkay dhimashada 5-qof oo shacab ah, dhamaantood waxay ahaayeen rag, waxaana ku jiray darawal" ayuu yiri goobjooge ku sugan Bakaaraha oo sheegay in duqeymahaan ay sababeen in hakad uu ku yimaado ganacsiga guud ee Suuqa.