Qeexid

"Ciid buda ah oo cagta, dabayshaiwm. si sahlan u kicin karaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awaare oo kali ah:
  • Siyaasi Cali Cabdi Awaare wuxuu xilal wasiiro oo kala duwan uu ka soo qabtey Puntland gaar ahaan dawladihii ay madaxweynayaasha ka ahaayeen Cabdulaahi Yuusuf & Cade Muuse waxaana uu soo qabtey jagooyin wasiir oo kala duwan mudo 7 sano ah.
  • Saladii laga tukaday Garoonka Mire Awaare ayaa salaadii ka dib waxaa halkaasi hadalo ku adaan xaalada dhulka kasoo jeediyay mas'uulinta gobolka degmada Isimo iyo Maxdaxweyne ku xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqurac.