Qeexid

"(-iyo, m.dh) Ogeysiinta akhbaardad badan la ogeysiiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga awaaji oo kali ah:
  • "Anagoo raacayna qodobka 53-aad ee adxiga KMG ah, farqadiisa 7-aad; ayaan go'aansanay inaan dib ugu celino Madaxweynaha qoraalkii uu soo saaray ee uu ku diiday codkii Baarlamaanka" ayuu Sheekh Aadan Madoobe ka dhawaajiyay.
  • "Xukuumada Somalia waxaa ka go'an inay dalka nabadeyso, waayo mucaaradku waxay wadaan dagaalo iyo rabashado, waxaana ka barokacay Muqdisho dadkii kusoo laabtay markii DF lasoo dhisay iyo kuwii horay ugu sugnaa" ayuu mar kale ka dhawaajiyay Xil.