Qeexid

"(-lo, m.dh) (juqr.) Shacaabi taxan ooleh muuqaalka garanta ama muuqaalkakabta faraska oo ku wareegsan barkad (haroxeebeed)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga atool oo kali ah:
  • Isla iyada ayaa waxay tahay kaniisad kaatoolig ah oo ka dhisan waddan islaam ah midda ugu wayn.
  • Farnsiisku waa dawlad cilmaaniya xoriyada diintuna waa xaq distoori ah.waxay gaadhaysaa tirada Masiixiyad Kaatooliga ahi %65 dadka aan diinba haysan waxaa lagu qiyaasaa %25 halka islaamku uu yahay %6 dadka faransiiska.